Ciidamo loogu tala galay in ay la Dagaalamaan Al Shabaab oo tababar loo soo xiray (Sawirro)

Xero milatari oo kutaalla magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ,waxaa tababar loogu soo xiray ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo halkaasi tababar uga socday. Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow ) ayaa tababarka usoo xiray ciidankan oo kamid noqonaya ururada  51aad 260aad ee Guutada … Continue reading Ciidamo loogu tala galay in ay la Dagaalamaan Al Shabaab oo tababar loo soo xiray (Sawirro)